Daawo:Maayarka Hargeisa Oo Maanta Dhagax Dhigay Buundooyin Laga Dhisi Doono Degmada Gacan Libaax Ee magaalada Hargeisa
Hargeisa 5/2/2015(SDN/QJ)maayarka caasimada hargeisa c/raxmaan maxamuud caydiid (Solteco) ayaa maanta dhagax dhigay biriijyo iyo wadooyin cusub oo ku yaal degmada gacan libaax http://www.youtube.com/watch?v=-hyo4OdP7tg Hargeisa SDN/Qj Concat@Somalidiasporanews.com
