Xisbiga UCID “Wasaaradda Duulista Waxa Laga Dhisay Meel Ku Habboon”
Hargeysa Nov 08,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha xiriirka Gobolada iyo Degmooyinka ee xisbiga UCID Md Cabdiqani Ibraahim Salaf (Kabtanka) ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeeray Siciid Sulub oo ka tirsan xisbiga Wadani. Siciid Sulub ayaa dhawaan dhaliilay goaankii wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland uu xarunta wasaaradaasi uGu soo wareejiyay degaanka Koonfurta Hargeysa. Wasiirkii hore ee Hawlaha…
