Daawo:Somaliland Oo Maanta Si Balaadhan Looga Xusay 9novenber Oo Aha Maalinta Saxaafada Somaliland Xili ay Warbaahinta Cadaadis ba,an Lagu Hayo
Hargeisa 9/11/2014(SDN/QJ)9novenbar guda ahaa waxa somaliland looga aqonsanyahay maalinta saxafad somaliland hadaba waxa saaka maalintasi lagu xusay hutell xaraf ee magaalada hargeisa xuska maalintasi aya waxaka soo qayb galay guud ahaan saxafiyiinta somaliland iyo waliba mulkiilyasha warbaahinta madax banaan ee somaliland Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com
