Agaasimaha Somaliland Ee Tvga Universal Maxamed Caabi Oo Shaaciyey In TVgii Xayiradii Laga Qaaday Xili Aanu Wasiirku Si Toosa U Shaacin Oo Uu Hordhigay Qodoo Dhawra Inay Soo Buuxiyan

    Hargeisa 4/11/2014(SDN/QJ)Agaasimaha Universal Tv Qeybta Somaliland Maxamed Caabi Digaale Ayaa Waxaa Uu Hadhwanaagnews U Xaqiijiyey In Tvga Universal Laga Qaaday Xayiraadii Saarneed Qeybta Somaliland Isla Markaana Tvgu Uu Hawlihiisii Shaqo Si Hufan Uga Bilaabi Doono Deegaanada Somaliland Waxana Uu Yidhi ” Aniga Oo Ah Agaasimaha Guud ee Unversal Tv Qeybta Somaliland Waxa Maanta Shir Jaraa,id…

    Read More

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Xeer lagu dhaqi doono Saxaafada, Iyo Qaab aan dhamaystirnayn oo Xayiraadii looga qaaday Universal TV DAAWO

      Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Shaaca ka qaaday inay Xayiraadii ka qaadeen Telefishanka Universal TV kadib Markii uu Raali gelin ka Bixiyay Barnaamij ka baxsan Sida uu Xusay anshaxa saxaafada Waxaa kale oo uu iftiimiyay Xeerka hada kadib lagu dhaqi doono Saxaafada. Kulanka…

      Read More

        Mudanayaasha Saxeexay Mooshinka Ka Dhanka ah Xukuumadda Cabdiweli Oo Tiradooda La Gaadhsiiyey 165 iyo Hadalkii Nickolas Kay Oo Xaaladda Kiciyey

        Muqdisho:Nov,04,2014(SDN/QJ)-Waxa si aan qarsoonan Muqdisho looga dareemayaa shirar hoose oo ay leeyihiin Xubno kamid ah Baarlamaanka Somalia oo  ay isku aragti yihiin Madaxweyne Xasan sheikh, kuwaas oo ay ka Go’an tahay sidii ay uga takhalusi lahaayeen xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli. Kulamo gaar gaar ahaa oo shalay iyo xalay ka qabsoomay Magaalada Muqdisho, ayaa waxay Xildhibaano…

        Read More

          Berbera:Xiisad Colaadeed Oo Ka Taagan Maxjar Halkaas Laga Hirgelinayey iyo Shirkadda Inadha-deero Oo Dabada Ka Riixaysa Rabshadaha Taagan

          Berbera:Nov,04,2014(SDN/QJ)-Wararka aanu ka Helayno magaalada Berbera, ayaa sheegaya in xiisad colaadeed oo sii  kordhaysaa ka taagan tahay Goob Shirkado xoolaha dhoofiyaa doonayeen inay maxjar ka dhisaan oo dablay hubayani weerareen. Warku waxa uu intaas ku darayaa in kooxo kasoo horjeeda Maxjarkaasi ay weerareen goobtii maxjarka laga samaynayey, kuwaas si xooggan u hubaysnaa, waxana ay taasi…

          Read More

            Dawladda Maraykanka, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobey oo ka Digay in iyadoo Mususqmaasuq la adeegsanayo la rido Xukuumada Raysul Wasaare Cabdiweli

            Muqdisho Nov 04,2014(SDN/QJ)-Dawladda Maraykanka ayaa si adag uga hor timi qorshe uu Madaxweynaha Soomaaliya iyo isbahaysigiisa siyaasadeed ku doonayeen in lagu rido Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Rayisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda  Arrimaha Dibada Maraykanka ee Arrimaha Siyaasadda Africa ayaa ka digtay in la rido Xukuumadda Soomaaliya xilli uu…

            Read More

              Haweenaya Hore u Ahaan Jirtey Ilaalada Madaxweyne Qaddaafi Oo Sir Xiiso Badan Kashiftay

              Tripoli:Nov,04,2014(SDN/QJ)-Gabadh kamid ahayd Haweenkii ilaalada khaaska ah u ahaan jirtey Hoggaamiyihii dalka Libiya ee Geeriyooday General Qadafi, ayaa markii ugu horraysay si cad u sheegtay sirta ka dambaysay inuu Haweenka askar ka dhigto. Haweeneydan oo lagu magacaabo Caa’isha Cabdi Salaan Sayid Cali ayaa sheegtay in Qadaafi uu doonayay inuu caalamka ka iibiyo Fikrad ah inuu…

              Read More

                Maraykanka Oo Si Cad uga Soo Horjeestay In Riditaanka Ra’isal Wasaaraha Loo Adeegsado Hantida Umadda

                Washington:Nov,04,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Maraykanka oo kamid ah Dawladaha sida dhaw ula socda xaallada siyaasadeed ee Somalia, ayaa si cad u sheegtay inay kasoo horjeeddo in xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh Loo adeegsado Hantida umadda sidii loo ridi lahaa. Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda Arrimaha Dibada Maraykanka ee Arrimaha Siyaasadda Africa ayaa ka digtay in la…

                Read More

                  “Inankii(wasiirka duulista) Maalintii dhaweyd shaqaalihiisii intuu dhaqaale u dhiibay wax aan dhaqan inoo ahayn faray oo yidhi xeedho iisoo sameeya, waa ogaydeen….”Siciid Sulub

                  Hargeysa:Nove,04,2014(SDN/QJ)Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Xukuumaddii Madaxweyne Rayaal, Siciid Sulub Maxamed oo haatan ka tirsan Xisbiga Waddani, ayaa si kulul u weeraray Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka oo dhawaan Hadalo dhaleecayn ah Hawada u mariyey Xukuumadii hore. Siciid Sulub oo shalay ka Hadlay Munaasibad  Xisbiga waddani ku lahaa Hargeysa,…

                  Read More

                    “Siyaasadii Kulmiye ee Saxaafadu Waxay Noqotay Car Juuq dheh amase Jeelka Ku Cawee” Nuxurka Khudbad dhinacyo badan leh oo Gudoomiye Cirro Jeediyay DAAWO

                    Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa dhaleecayn u soo Jeediyay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo uu sheegay inay Ku Tumatay Xuquuqda Muwaadinka iyo Xoriyada Saxaafada waxaanu xusay  in uu si diran uu u soo dhawaynaayo taageerayaasha miisaanka culusleh ee ku soo biiray in uu si aad ah u…

                    Read More

                      “Isbar bardhig Sannadkii Tegay iyo kan Gabaabsiga ah iyo Farqiga u dhexeeya Fal Danbiyeedyada Somaliland ka Dhacay” DAAWO

                      Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Hoggaanka Hawl Galinta Booliska Somaliland Maxamuud Ducaale,ayaa ka war bixiyay tirada dambiyada dalka ka dhacay sannadka iyo noocyada ay kala yihiin,waxaanu ka warramay inta dil dalka ka dhacay,tirada dadka ku dhintay,shilalka gaadiidka iyo qasaaraha nafeed iyo hantieed ee ka dhacay. waxaanu is bar bar dhig ku sameeyay dambiyada sannadkan dalka ka…

                      Read More

                        “Cali Aareeye In badan ayaan gacanta ku haynay,Nin la Hayn karo ma aha,Waa Xadhig lama Sitaan” Wasiirka Dib u Dejinta DAAWO

                        Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa si Caadifadaysan iyo ereyo qaawan oo ka madhan anshaxa Siyaasada kaga  Jawaab Celiyay eedayn uu Xildhibaan Cali Aareeye u soo Jeediyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,Kuwaas oo uu ku sifeeyay kuwo Xaqiiqda Ka Fog.

                        Read More

                          Xildhibaan ka Digay Cawaaqib Xumida ka dhalan karta Ciidanka ilaalada Sahaminta Shiidaalka ee OPU

                          Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Rayte oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in ciidamada OPU oo ah ilaalada shidaalka Somaliland ay inay yihiin kuwo loo samaystay dadka shicibka ah. Waxaanu hadalkan ka sheegay munaasibad ay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI kusoo dhoweynayeen taageereyaal iyo masuuliyiin ka tirsanaa xisbiga Talada dalka haya…

                          Read More

                            Hooyo Somaliyeed oo raacdo ugu Jirtay Laba Hablood oo ay Dhashay oo Kooxda Daacish Xabsiga u taxaabeen

                            Baqdaad 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Kooxda Daacish ayaa xabsiga dhigtay Hooyo soomaaliyeed oo Dalka Syria u Tagtay Hablo ay dhashay oo Kooxdu gacanta ku Hayso. Wargays Kasoo Baxa dalka Australia oo arrinta soo bandhigay, ayaa  waxaa uu qoray xog ku saabsan in Khadra Jaamac oo dhashay labo gabdhood oo mataano ah oo lagu kala magacaabo Zahra…

                            Read More

                              “Anigu Xisbiga Waddani oo Somaliland ah ayaan ku Biirey ee Yuhuud umaan Galin” Fannaanada Sahra Halgan DAAWO

                              Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Fannaanada Sahra Axmed oo lagu Naanayso “Sahra Halgan” dhawaana ku biirtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegtay in Sababaha ay u Go’aansatay Xisbiga Waddani ay ka Timid Maskaxdeeda waxay Sheegtay in aanay Ogolayn Madaxweyne danbe oo dadka iyo Saxaafadaba cabudhiya. Hadalkan ayay ka sheegtay Munaasibad uu Xisbiga Waddani ku soo…

                              Read More

                                “Waxaan ka Codsanayaa Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale inuu i Cafiyo” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

                                Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo hore uga Mida ahaa Mudanayaasha Xisbul Xaakimka ugu Jiray Golaha Wakiilada ayaa si rasmi ah Mab’da ahaan ugu biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,Isagoo sheegay inuu Ixtiraamayo Shuruucda dalka u degsan kuwaas oo uu xusay inay xukuumadu ku dhaqmin. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Caan ku…

                                Read More

                                  13 Kooxood oo ka Dhisan Degmada Maxamud Haybe ee Hargaysa oo loo Qaybiyay Agab Ciyaareed iyo Mas’uuliyiin ka hadlay DAAWO

                                  Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga Mudane C.kariin Axmed Mooge, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha Maxamed Xuseen Dhabeeye iyo Mas’uuliyiin kale ayaa  ka qayb galay Kulan ay 13 Kooxood oo Ciyaartooy ah Dallada Sonyo ku gudoonsiinaysay dirays iyo Koob loogu talo galay in tartan loogu qabto. Kooxahan Ciyaartoyga ah ayaa ka Dhisan…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Xasan Sheekhoo u jawaabay Nicholas Key : “Xaqdhowrka Madaxbannaanida Soomaaliya waa lama taabtaan”

                                    Muqdisho  Nov 04, 2014(SDN/QJ) – Aniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan qirayaa dhammaan inta wakhti muhiim ah iyo hanti badan gelisay in ay Soomaaliya ku caawinto in ay gaarto guulaha muhiimka ah ee ku wajahan yoolka sare ee aan higsaneyno. Labadii sano ee na dhaafay, iyada oo ay gacan ka geysteen dadweynaha Soomaaliyeed, Hey’adaha…

                                    Read More

                                      Ururka Horumarinta ee Hablaha Gaaroodi ee Uk oo doortay hogaan Cusub halkan ka daawo sawiro

                                      London o4Nov14 (SDN/QJ)Kulanka balaran oo isagu yimadeen Ururka Horumarinta ee Hablaha Gaaroodi oo ka  soo qayb galeen dhamaan xubanaha Ururka ee Uk ayaaa  waxa uu ka qabsoomay Hotel Nomad Restuarent ee   ku yaala Galbeedka Magaaladda London ,Ururkan oo ka hawlagala Somaliland dhinaca horumarinta ayaa 5tii sano mar doorta hogaan cusub ugana mahad celiya  hogaankii hore…

                                      Read More