Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo u ambabaxay Dalka Burundi

    Muqdisho, 15, October, 2014…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, oo gelinkii danbe ee maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaal shaqo oo ku tagay Puntland ayaa u ambabaxay dalka Burundi, halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaasi. Ra’iisul Wasaaraha waxaa isaga iyo wafdigiisa garoonka ku…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Paris

      Paris: October 15, 2014- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degey magaalada Paris, ka dib markii uu martiqaad ka helay Madaxweynaha Faransiiska, François Hollande. Labada Madaxweyne waxay ka wada hadli doonaan iskaashiga xiriirka ka dhexeeya labada dal ee dhinacyada Difaaca, Amniga iyo Horumarinta. Madaxaweyanaha waxaa wafdigiisa…

      Read More

        Mulkiilaha Shirkada Dhismaha Al Baraka Ayaa Maanta Hadhimo Sharafed U Sameeyey Qaar Ka Mida Qurbe Joga Somaliland

        Hargeisa 14/oc/2014(SDN/QJ)mulkilaha shirkada dhismaha al baraka ayaa ee magaalada hargeisa eng cali aw cumar ayaa maanta hadhimo sharafed u sameeyey qurbo jooga magaalada hargeisa muaansibadan oo ka qabsontay hutel star ee magaalada hargeisa taasoo uu eng cali aw cumar taasi oo cali aw cumar sheegay inay tahay in qurba jooga inay dalka wax wayn ka…

        Read More

        Dawlada Federalka Somaliya Iyo Maamulka Putland Ayaa Heshisyo Kala Saxexday Ka Diba Markii Afar Casho Wada Hadal Uga Socday Magaalada Garowe

        Garowe 14/oc/2014(SDN/QJ)Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Puntland oo afartii maalmood ee ugu dambeeyey magaalada Garowe wadahadallo uga soconayeen ayaa maanta kala saxiixday heshiis 12 qodob ka kooban. Heshiiskaas oo labada dhinac ay u kala saxiixeen Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka…

        Read More

        Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan (Saylici) Ayaa Maanta Qaatay E-passport ka Cusub+Sawiro

        Hargeisa 14/oc/2014(SDN/QJ)madaxwayne ku xigenka somaliland ayaa maanta  haayad laanta socdaala  ka qaatay  E-passport  cusub  oo  ay  dhawaan  xukuumada somaliland ku dhaawqday  inay joojisay  gud ahaan  passporadii  kale  ee somaliya  iyadoo maalinti shalay  ahaydna   uu taliyaha laanta socdaalku  soo bandhigay shuruudaha E-passporka  cusub  e looga baahanyahay  qofka qaadanaya iyadoo   dad  badan oo ka cabanaya ay…

        Read More

          Daawo:Xubno Ka Tirsana Wasiiradii Dawladii Daahir Riyale Ooy Ay Xukuumadu Soo Abaabushay Oo Difaacay Musharaxnimada Siilanyo Wasiiro Xukumada Ka Midana Ku Eedeyey Arintasi Musharaxnimada

          Hargeisa  14/oc/2014(SDN/QJ)Siyaasiyiintan ayaa Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo aanay magacyadooda xusin ku eedeeyay inay sabab u ahayeen warar Todobaadkan soo baxay oo Sheegay in Maxaxweyne Siilaanyo uu ka tanaasulay tartanka uu ugu jiro in uu mar kale Hoggaamiyo Somaliland.Wasiirkii hore ee Ganacsiga Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Abiib Xasan Filfil iyo Siyaasiga Cabdi Saleebaan Mingiste…

          Read More

            War Degdeg: Shirguddoonka Guurtida Oo Hakiyey Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Codbixiyayaasha, Fasax Dheerna Gal

            Hargeysa:Oct,14,2014(SDN/QJ)-Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa saaka hakiyey Xeerka Diiwaangelinta  Madaniga ah iyo Codbixiyayaasha    oo dhawaan Golaha Wakiilladu cod aqlabiyad ah ku meel mariyeen. Shirguddoonka Golaha ayaa saaka fadhigoodii caadiga ahaa ku wargeliyey mudanayaasha Golahaas ku wargeliyey inay  iyo inay Go’aansadeen inay hakiyaan xeerkan, iyagoo ku andacadooday inuu xeerku ahaa mid xaasaasi ah, isla-markaana  lagu arkay…

            Read More

              Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo si weyn loogu soo Dhoweeyey Magaalada Qardho

              Garoowe Oct 14, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u joogay Puntland ayaa booqasho ku tegay magaalada Qardho iyagoo ka jawaabaya casumaad uga timi Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed.Saraakiisha degmada, waxgarad, arday iyo haween ayaa si…

              Read More

                Baarlamaanka Britain Oo Aqoonsaday Dawladnimada Falastiin

                London:Oct,14,2014(SDN/QJ)-Golaha Baarlamaanka Dalka Ingiriiska, ayaa cod aqlabiyad ah ku meelmariyey baaq ku aaddanaa in dawladoodu aqoonsato dawlad falastiiniyiintu yeeshaan. Wasiirada dowladda ayaa ka gaabsaday in ay codkooda ka dhiibtaan mooshinka, waxana ay fadhiyeen goobta codbixintu ka dhacaysay, balse gacantooda waa ay ka laabteen goobtaas xaqa falastiiniyiinta loogu codaynayey. Hasayeshe natiijada ma aha mid wax ka…

                Read More

                  Madaxweynaha Awoodda Badan Ee W/Kuriya Oo Afartan Cisho Kadib Fagaare Lagu Arkay

                  Pyongyang:Oct,14,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Awoodda Badan ee hoggaamiya Dalka Waqooyiga Kuriya Kim Jong Un oo aan muddo afartan maalmood ah la arkin ayaa kasoo muuqday Goob fagaare ah. Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu kasoo muuqday meel ka baxsan caasimadda isagoo kula shiraya saraakiil katirsan ciidamada, waxana aragtidani ay meesha ka saartay shaki laga qabay caafimaadkiisa. Warbaahinta Dalkaasi ayaa…

                  Read More

                    Chine Oo Taariikh Cusub Dunida Ka Dhigay Markii ay Noqdeen Dalka Caalamka Ugu Dhaqaalaha Fiican

                    Beijing:Oct,14,2014(SDN/QJ)-Dalka Chine ayaa adduunweynaha taariikh cusub u sameeyey, kadib markii uu  kaalinta koowaad ka galay dhaqaalaha dunida ee Xilligan. Chine ayaa ilaa iyo sanadkii   1872-kii dalka Maraykanka ka qaadday Kaalinta Koowaad ee dhaqaalaha dunida, waxana warbixintaas soo saartay Ha’yadda Lacagta dunida u qaabilsan ee IMF. Maraykanku waxa uu ahaa waddanka hoggaanka u haya dhaqaalaha adduunka,…

                    Read More

                      Akhri Magacyada Maxaabiis Maamulka Puntland Ku Ridday Xukunno Iskugu Jira Dil, Xabsi dheer iyo Saamaxaad

                      Garowe:Oct,14,2014(SDN/QJ)-Ugu yaraan Lix Eedaysane oo Gacanta ugu jira Maamulka Puntland, ayaa Maxkamadda Ciidanka Qalabka sidaa maalintii shalay ay ku ridday Xukunno kala duwan  oo iskugu jira dil, xabsi dheer iyo saamaxaad. Dadkan ayaa la sheegayaa inay dhammaantood ku eedaysnaayeen xidhiidho hoose oo ay la lahaayeen ururka Al-shabaab, kuwaas oo muddo Kiisaskoodu ka furnaayeen Deegaanadaas. eedaysanayaasha…

                      Read More

                        Shil Dhimasho Iyo Dhaawac Keenay Oo Ka Dhacay Deegaanka Sheekh

                        Sheekh:Oct,14,2014(SDN/QJ)-Shil gaadhi oo keenay dhimasho iyo dhaawac ayaa shalay galabtii ka dhacay Wadadda u dhaxaysa Magaalooyinka sheikh iyo Burco. Sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gadhayaa waxa Shilkaas gaadhi ku geeriyooday Eebe Ha u Naxariistee Darawalkii hore ee Wasiir Xirsi oo lagu magacaabi jirey Abokor-Gacan oo Maydkiisa la dhigay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Burco….

                        Read More

                          Wasiirka Hawlaha Guud oo ka Hadlay inuu ka Tirsan Yahay Urur Diimeed iyo Sababta uu Saxaafada u sharaysto

                          Hargaysa 14.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa markii u horeysay ka hadlay tuhunno shaqsi ahaan lagu tiriyo inuu xidhiidh la leeyahay isla markaana uu aaminsan yahay ururro Diimeed oo waddanka dibaddiisa laga maamulo oo isaga iyo xubno ka tirsan xukuumadda madaxweyne Siilaanyo lagu xanto inay siiyaabo…

                          Read More

                            Wargayska ugu afka dheer Sweden oo Dawladiisa ugu Baaqay inay Somaliland aqoonsato iyo Warbixin Xiiso leh oo uu ka Diyaaariyay

                            Sweden 14.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wargeyska caanka ah ee lagu magacaabo Svenska Dagbladet(SVD), oo ka mid ah saddexda wargeys ee ugu caansan wadanka Sweden ayaa ugu baaqay dawladda Sweden inay aqoonsato qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, haddii ay aqoonsatay maamulka Falastiin. Wargeyska ayaa toddobaadkan wuxuu qaybtiisa tifaftirka, ku soo qaatay qormo uu kaga hadlay qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland oo ciwaankeedu…

                            Read More

                              Xildhibaan Muxaafidnimo Ku Caan baxay oo Ingiriiska iyo Maraykanka ugu Baaqay inay Beesha Dhexe ee Somaliland Xaqooda ka Siiyaan

                              Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland, kana soo jeeda Beelaha Barri, ayaa saluugay saamiga ay beeshiisu ku leedahay Dawladda, waxaanu cadaalad daro uu ku tilmaamay in aanay Somaliland ka helin saamigii ay beeshiisu ku lahayd, waxaanu Wadamada Mareykanka iyo Ingiriiska uu ka codsaday inay soo dhex galaan, oo…

                              Read More

                                Berbera oo ay ka Socoto Deked Si Iskaa Wax u qabso ah loo Hirgalinayo, {WARBIXIN DAAWO}

                                Berbera 14.Oct 2014 (SDN/QJ)- Deked cusub oo lagu dhisayo qaab iskaa-wax-u-qabso ah, ayaa dhismeheeda laga bilaabay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo ay ku taallay Dekedda rasmiga ah ee Somaliland ugu wayn, waxaanay Dekeddan cusub ee iskaa-wax-u-qabsada lagu dhisayaa noqonaysaa tii labaad ee ay Berbera yeelato.   Shaqaalaha ka hawlgala Waaxyaha kala duwan ee…

                                Read More

                                  Muxuu Daaran yahay Safar uu Gudoomiyaha Ucid iyo Murashixiinta Madaxtooyada ee Xisbigaasi ku Tageen Magaalada Burco? DAAWO

                                  Burco 14.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wefti miisaan culus oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Shalay Galab  si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Weftigan oo ay ka mid ahaayeen Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, Murrashaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Cabdirashiid Xasan Mataan, Guddoomiye Kuxigeenka saddexaad ee Xisbiga…

                                  Read More