Wasiirka Madaxtooyada Somaliland: Ciidanka Jamhuuriyadda Somaliland Malaha Qabiil ee Waa Halgamayaal Qaran
Hargeysa Sept 23,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xasan ayaa qoraal uu dhigay internetka waxa uu uga waramay safar uu shalay ku tegay magaalada Gebilay oo maalmihii u danbeeyay ay ka taagnaayeen kacdoon ka dhashay saraakiil dhawaan lagu dilay degmada Qurulugud. “Waxay ahayd galabta abaaro 4:00pm kadib markii wafti aan kamid ahay isla markaana ka…
