“Dhuxul Xilka Waxa uu Ku Helay Nacaybka Reer Abtigii iyo Dhiiggii Ku Daatay Warkii…….” Muj. Cali Gurey
Hargeysa:Sep,22,2014(SDN/QJ)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Gurey) oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid, ayaa saluug ka Muujiyey Meeqaamka ay Bulshada ka joogaan ragga xukuumaddu u dirto daminta arrimaha Halkaas kasoo Cusboonaada. Mujaahidka oo war qoraal ah soo dhigay Bartiisa Internet-ka uu ku Leeyahay, ayaa sheegay inaan kooxda Madaxweyne Siilaanyo Gabiley u diray ahayn qaar awood u…
