“Ragga Nashuushadeynayna qaar baan Dooxa ka Talaabin,Mashruucan Dufan Naga Soo Gaadhay Ma Jiro” Wasiirka Duulista

    Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Kulan caalami ah oo lagu soo bandhigayay in madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport uu dib u habayntii lagu sameeyay waafaqsanayd heerarka caalamiga ah ee madaarrada, ayaa xalay lagu qabtay xarunta Ha’yadda shaqaalaha dawladda ee Magaaladda Hargeysa. Xafladaas waxa ka soo qeyb galay Wasiirro, Xildhibaano ka tirsan Guurtida iyo Wakiiladda, Wakiillo iyo khubaro…

    Read More

      Is-xambaar Is-xambaartay Ma Xambaarikarnaa?(Xukuumadda iyo Xeer-dejinta) Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale.

      Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com   Qormadii: 1aad   Hargeysa:26-Sep-2013(SDN-)Ma maqli jirteen: “Is-ma dhaantiyo dhasheed.” Alleylehe waa tan oo kale. Waxa ka sii daran kuwa ay codkooda iyo gacantoodaba ku yimaaddeen ee maantana looga fadhiyo taa shalay dhacday ee aan la mahadin teedii. Odeygii doobta weynaa ee Timacadde ayaa laga hayaa: “Irsiqiinnii waa…

      Read More

        Qoraalka Dooddii Xildhibaan Bulqaas Ee Xeerka Waddooyinka Iyo Sidii Uu Dhameelka Ugu Beddeshay.

          Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)-Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, ayaa waxa ay Dabagal dheer ku samaysay Xildhibaanadii  markii hore ka soo horjeeday Xeerka duuduubka lagu meel mariyey ee Horumarinta waddooyinka, waxana ay ku guulaysatay inay mid walba Hesho dooddiisii oo qoran. Haddaba waxa ay shabakaddu  u ballan qaadaysaa Akhristayaaasheeda inay maali kasta U soo Gudbin doonta mid ka mid…

        Read More

          “Ucid iyo Waddani ma aha Xisbiyo bisil,Markaa waa Inay iyagu dib isugu Noqdaan” Xildhibaan Siciid Cilmi rooble {DHAGAYSO}

          Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbul Xaakiimka Kulmiye ayaa ku dooday in Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka ee ay doraad ansixiyeen mid la xidhiidha xaga horumarka. Xildhibaanka ayaa isku xidhiidhiyay in Korodhka Mushaharka Ciidamada ee Derajada qaatay uu saamayn ku yeelanayo Habka dhaqaale Ururinta…

          Read More

            Koox Suxufiyiin ah oo ka Yimid Somalia,Punt land oo Tababar Hargaysa uga Furmay

            Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md Cabdirashiid Jibriil Yuusuf ayaa  magaalada hargaysa ka furay aqoon is weydaarsi ku saabsan kor u qaadista aqoonta suxufiyiinta kaasoo ay ka qayb qaadanayaan war fidiyeeno ka kala socda dalalka Soaliland iyo Somalia. Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban qaabisay Radio Ergo Journalist…

            Read More

              “Horta Sharcigu Ha Qabto Mas’uuliyiinta Habeen oo Dhan Waxa Mamnuuca Ah Cabba Ee Khamriga Mamnuuca ah …….” Eng. Faysal Cali Waraabe.

              Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si adag u naqdiyey qaabkii ay  xildhibaannada Golaha Wakiilladu  ku  sii daayeen  maalintii  Dorraad xeerka Takaaliifta Waddooyinka ee ay Madaxtooyadu u soo gudbisay, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay dhaafsadeen dano gaar ah. Guddoomiyaha UCID waxa kale oo uu ayaan darro ku tilmaamay Hoggaanka…

              Read More

                Mareykanka oo digniin balaaran u jeediyay muwaadiniintooda Caalamka ku kala baahsan

                Washington Sept 26,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa digniin aan nooceeda hore loo arag u jeedisay muwaadiniintooda caalamaka ku kala sugan. Wasaarada arrimaha dibedda ee Mareykanka ayaa qoaal ay shaacisay ugu sheegtay shicibka dalkeeda ee caalamka ku kala sugan in ay taxadar dheeri ah yeeshaan. Qoraalkan ayaa lagu sheegay in kooxda Al Qaacida iyo kuwa xiriirka la lihi…

                Read More

                  “Wallaahi Xoolo Kamaanu Dhaqan-ne Xanuunno aanaan Lahaan jirin Baanu ka Qaadnay” wasiirka Duulista Somaliland

                    Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)- Wasaaradda Duulista Hawada  iyo Gaadiidka cirka Somaliland, ayaa markii Ugu Horraysay  Soo Bandhigtay Mashruucii Ballaadhnaa ee dib-u-dhiska Madaarka Hargeysa iyo marxaladihii uu Soo Maray.    Kulan oo u jeeddadiisu ahayd sidii Bulshada loogu iftiimin lahaa sida loo isticmaalay kharashkii loogu talogalay in dib loogu dhiso Garoonka, islamarkaana loo muujin lahaa inuu maanta yahay…

                  Read More

                    Madaxweynaha Iran oo ka gaabsaday ka qeybgalka Qado Qaramada Midoobey u sameysay madaxda Dunida,maxey tahay sababtu?

                    NY Sept 26,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Iran Xasan Roxani ayaa qaadacay ka qaybgalka qado lagu casuumay madaxda Caalamaka ee haatan magaalada New York u jooga ka qeybgalaka kulanka guud ee QM. Madaxda caalamka ay  sanad walba mar isugu tagta xarunta qQaramada Midoobey ee New York si looga arin sado kolba xaaladaha dunida soo wejaha. Madaxweynaha dalka Iran…

                    Read More

                      Xarakada Alshabaab oo Is rasaasayn iyo Qaraxyo ka fulisay Magaalada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya

                      Wajeer 25.Sep 2013 (SDN)- Wararka laga helayo magaalada Wajeer ee Waqooyi bari dalka kiiniya ayaa shaaca ka qaadaya in israsaaseyn xoogan iyo Qaraxyo dhawr ahi ka dhaceen Magaalada Wajeer bartamaheeda,waxaana la sheegaya inay sidoo kale magaalada Qaybo ka mid ah ka dhacayaan israsaaseyn xoogan. Qaraxyadan waxaa lala beegsaday Maqaaxi la sheegay inay dad shacab ahi ku…

                      Read More

                        “Toban nin ayaa laga dilay kooxdii hubeysaneyd ee Qabsatay Dhismaha Westgate” Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya

                        Nairobi 25.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha guda ee dalka Kenya Joseph Ole lenku oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in hawlgalkii shalay la soo afjaray ee xarunta Westgate uu ciidanku ku dilay toban ka tirsanaa kooxdii hubeysneyd ee haalkasi Joseph Ole Lenku ayaa tilmaamay inay wadaan baaritaan ku saabsan dhalashada maleeshiyadka ay ku dileen…

                        Read More

                          Su’aalo Daran doori ah oo Warbaahintu la Beegsatay Wasiirka Warfaafinta Somaliland {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 25.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Somaliland oo Maanta Xafiiskiisa ugu Waramayay Warbaahinta ayaa ka hadlay Sababta ay Xukuumada uu ka Tirsan Yahay ugu diiday Xisbiyada Mucaaridka ahi inay Sameeyaan Isu soo bax ay kaga soo horjeedeen Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka ee Maalintii Shalay ay ansixiyeen Golaha Wakiilada ee Somaliland. C.laahi…

                          Read More

                            Gudida dabagalka Xasuuqa oo ka Hadlay Caqabado la soo dersay iyo Xabaalo Wadareedyo la Deegaameeyay

                            Hargaysa 25.Sep 2013 (SDN)-Gudida Baadhista Xasuuqa ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta ka Hadlay Caqabado ay sheegeen inaan si dabiici ahayn ay uga horyimaadeen Shaqadii adkayd ee ay ka wadeen dalka,waxaanay dalab u jeediyeen qaar ka mid ah dadweynaha oo ay ku eedeeyeen inay deegaamaynayaan Goobaha lagu og yahay inay ku aasan yihiin Xabaal Wadareedyada ka…

                            Read More

                              Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay oo soo dhoweeyay siyaasadda Xukuumadda Soomaaliya ee dhowrista Xuquuqda Aadanaha

                              Geneve, September, 25, 2013(SDN)-Kal-fadhigii 24-aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay oo maanta ka dhacay magaalada Geneve – Switzerland ee sida gaarka ah diiradda loogu saaray Xuquuqda Aaadanaha Soomaaliya ayaa lagu ammaanay dadaalka xukuumadda Soomaaliya ugu jirto taaba-galinta dhowrista iyo horumarinta Xuquuqda Aadanaha iyadoo 22-kii sano ee lasoo dhaafay ay dalka ka dhacayeen xad-gudubyo liddi…

                              Read More

                                Madaxweynaha Kenya oo iska fogeeyay Hadalkii dhawanta ka soo yeeray wasiiradiisa Arrimaha Dibedda

                                Nairobi Sept 25,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa khudbad uu shicibkiisa u jeediya uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee weerarkii Shabaabku ku qaadeen Westgate Mall. Madaxweynaha ayaa sheegay in haatan la soo gunaanaday hawlgalkii lagu soo furanayay laheysteyaashii iyo xarunta afartaa maalmood ku jirtay gacanta koos dabley ah. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka waramay cida…

                                Read More

                                  Mooshin ku Wajahan in Kalsoonida lagala Noqdo Xubno ka Tirsan Xukuumada Somalia oo la Isku Mari la’a Yahay

                                  Muqdisho 25.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka waxa ay iskumari waayeen mooshin ay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka usoo gudbiyeen Golaha, kaasi oo la xiriiray in Xeer Hosaadka lagu kordhiyo qodob ogolaanaya in Wasiirrada, Wasiiru dowlayasha iyo Wasiir ku xigeennada codka kalsoonida loogu qaado mid mid…

                                  Read More

                                    DAAWO Nuxurka Shirka Jaraa’id ee Wasiirka Warfaafinta C.laahi Maxamed Daahir “Cukuse”

                                    Hargaysa 25.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta ee J S L mudane cabdilaahi maxamed daahir  cukuse ayaa Sheegay in Mudaharaadka ay dabada ka riixayeen xisbiyada mucaaridku ay ku doonayeen in lagu mudaharaado dhismaha guriga wakiilada ee dalka ,Isagoo Nasiib daro ku tilmaamay talaabadaasi halka sidoo kalana uu wasiirku sheegay in gudoomiyaha lagu…

                                    Read More

                                      ”Weerarada argagixiso mana hanjebin doonaan” Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macallin

                                      Nairobi 25.Sep 2013 (SDN)- Urur goboleedka IGAD ayaa sheegay in sare u kaca weerarada argagixiso ee ka dhacaya Geeska Afrika aysan sabab u noqonayn ciidamada shisheeye oo ka baxa Somalia. Xoghayaha guud ee IGAD Mr.Maxbuub Macalin ayaa bayaan uu soo saaray maanta 25 Sep, 2013 ku sheegay in ciidamada nabad ilaalineed ee Midowga Africa wadada keliya…

                                      Read More