Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Ansixinta Xeerka Wadooyinka iyo Mudaharaadka ay Xisbiyada Mucaaridka ahi ku baaqeen
Hargaysa 25.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta ee J S L mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta xafiikiisa ugu waramay warbaahinta kala duwan ee dalka kana hadlay siyaasada guud eee xukummada iyo xeerkii wadooyinka ee dhawaan golaha wakiiladdu ay ansixiyeen,madaxweynaha J S L uu dhaqan galiyay . Halka sidoo kalana uu…
