Waftigii loo igmaday Turxaan bixinta shaqaaqadii xariirad ku dhex martay labada Beelood Oo Natiijo Fiican gaadhay

    Xariirad:14-Sep-2013(SDN)- Waftigii uu Hogaaminayey wasiirka wasaaradda Xannaanada xoolaha somaliland ee Hawlaha turxaan bixinta ah u joogay deegaanka Xariirad ee Gobolka Salel ayaa gudob galay hawlahoodii shaqo. Waftigan oo muddo gaaban deegaankaas ku sugnaa ayaa, maanta  si toos ah u bilaabay hawlihii loo igmaday oo ahaa inay dhameeyaan wixii khilaaf ah ee labada Beelood ee walaalaha…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaal Dheer oo Dalka Gudihiisa ah u xadhko xidhay Kulliyad Ciiddan-na xadhiga ka jaray

      Hargeysa:14-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha dugsiga Tababarka ee Ciidamada Somaliland ee Deegaanka Dararweyne oo 30km dhinaca waqooyi\bari kaga toosan caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Munaasibad ballaadhan oo loo sameeyay xidhig ka jarista Dugsigaasi, ayaa ka sokow waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland, Wasiiro, Xildhibaano, taliyeyaasha ciidamadda…

      Read More

        Axmed Madoobe iyo Wefti uu Hogaaminayo oo u dhoofay Shirka Brussels {DHAGAYSO}

        Kismaayo 14.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Jubaland Shiikh Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka anbabaxay magaalada Kismayo isagoona ku sii jeeda dhanka magaalada Brussels ee dalka Belgium oo shir caalami ah ka furmayo 16-ka bishan. Madaxweynuhu waxa uu saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha isgaoona sheegay inay ka qaybgali donaan shirka New Deal…

        Read More

          DAAWO Qaabkii u u dhacay Dilkii ay Alshabaab u ku fuliyeen Al Amiiriki

          Muqdisho 14.Sep 2013 (SDN)- Waxaa soo baxaya Warar Tilmaamaya qaabkii uu u dhacay Weerarkii lagu Khaarajiyay Weerarkii lagu Khaarajiyay Abu Mansuur al Amiiriki iyo ajaanib kale oo ka barbar dagaalami Jiray Xarakada Alshabaab kaas oo ka dhacay Meel u dhow deegaanka Baardheere . Dilka Al amiiriki ayaa waxaa ka danbeeayay Garabka Taageera Amiirka Kooxda Alshabaab…

          Read More

            Nabadoon Gamadiid Nuur oo Kismaayo lagu dilay iyo Alshabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadiisa

            Kismaayo 14.Sep 2013 (SDN)- Maleeshiyo hubeysan ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku dilay allaha u naxariistee nabaddoon Gamadiid Nuur Siyaad oo kamid ahaa waxgaradka gobolka Jubbada hoose. Maleeshiyada dilka geysatay ayaa la sheegay in durbadiiba ay baxsatay, iyadoo ciidanka maamulka KMG ah ee Jubba oo gaaray goobta uu ka dhacay dilka…

            Read More

              Golaha Ammaanka oo taageeray heshiiskii Addib Ababa ee Somalia iyo Juba Land

              Addis Ababa 14.Sep 2013 (SDN)- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa taageeray heshiis ay dhowaan magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya ku kala saxiixdeen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka kumeel-gaarka ah ee Jubba. Kulan uu shalay yeeshay Golaha Ammaanka ayaa warbixin kooban wuxuu uga dhageystay danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay iyo…

              Read More

                Beledweyne oo la Geeyay Ciidamo Boolis ah oo qayb ka qaata nabadgalyada Magaaladaas

                Muqdisho 14.Sep 2013 (SDN)- Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) ayaa maanta markii ugu horreysay ciidamo Boolis ah geeyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxa ciidanka Booliska AMISOM ee xarunta Beledweyne Theophilus Senese oo la kulmay maamulka degmada iyo kan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidanka dowladda ay kala shaqeyn doonaan adkeynta ammaanka, islamarkaana ay siin…

                Read More

                  Ehlu Suna Wal Jameeca oo soo dhaweeyay Shirkii Culimada Somaliyeed Muqdisho Ugu soo Xidhmay

                  Guri Ceel 14.Sep 2013 (SDN)-Culumada Ahlu Sunna Wal-jamaaca ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka soo baxay shir-weynihii qaran ee culumaa’uddiinka Soomaaliyeed ay dhowaan ku yeesheen magaalada Muqdisho kaas oo ku saabsanaa ka hor-tagidda xagjirnimada. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo qabanqaabisay shirka si wax looga qabto dhibaatada xagjirnimada. Afhayeenka golaha sare ee Ahlu sunna Sheekh Cabdiqaadir Sheekh…

                  Read More

                    “Faroole Waa Musharax Kamana Yeeli Doono Inuu Shuruud Ku Xiro Arrimaha Doorashooyinka” Gen. C/llaahi Siciid Samatar

                    Garoowe 14.Sep (SDN)-Gen.C/llaahi Siciid Samatar oo ah musharax u taagan xilka madaxnimo ee Puntland ayaa waraysi uu siiyay Tv-ga Somali Channel waxa uu kaga waramay arrimo fara badan oo khuseeya doorashada Puntland ka dhici doonta iyo arrimo kale, musharax Samatar waxa uu sheegay in madaxweynaha xilku ka sii dhamaanayo ee madaxweyne C/raxmaan shiikh Max’ed Max’uud ‘Faroole…

                    Read More

                      ” Nama Cabsi Gallin Doonaan Qaraxyada Al Shabaab Ay Geysanayaan” Ra’isal Wasaare Saacid

                      Muqdisho 14.Sep 2013 (SDN)- Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in marnaba qaraxyada Al-shabaab ay ka geysanayaan magaalada caasimada ee Muqdisho gobollada dalka marnaba dib u dhigi doonin dadaalada xukuumadu ay ugu jirto soo celinta nabada. Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay  sheegay in qaraxyada dhcaya intooda badan yihiin kuwo aan laga gaarin muhiimaddii…

                      Read More

                        Magaalada Wajaale Xarun Ganacsi iyo Dariiqa Tahriibayaasha Nafahooda Biimaynaya “Warbixin Shabakada Qurbejoog.com”

                        Wajaale 14.Sep 2013 (SDN)- Xaqiiqdii Inkastoo Magaaladani tahay Magaalo Xuduudeed u dhaxaysa laba Wadan oo deris ah,dadka ku nooli ay Jinsiyado kala duwan leeyihiin hadana waxaa Midaysa afkaar ganacsi,Sannado ka Hor waxay ahayd Degsiimo bulshada iyo Dhismuhuba ay Teel Teel ku yihiin maantase xaaladu sidaa way ka duwan tahay. Waa Magaalo uu kordhay dhismayaasha kala…

                        Read More

                          Ra’isal Wasaaraha Itoobiya oo Mar qudha ka Naxsaday Shacabka Somalida ee Addis ababa ku dhaqan

                          Addis Ababa 14.Sep 2013 (SDN)- Raysal wasaaraha Dalka Itoobiya Heile Desaley oo ka qaybgalay maalinta dhaqanka iyo hidaha oo lagu qabtay Hotelka Sharaton ee magaalada Addisababa. Raysalwasaaraha Oo soo xidhay dharka dhaqanka Somalida ayaa qudbad ka jeediyay goobtaasi ku sheegay in Somalidu ka faa,iidaysanayaan korodhka dhaqaalaha Itoobiya,isla Markaana horumar ku talaabsadeen sanadadii ugu dambeeysay waa…

                          Read More

                            Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Hoos-hoos u Ogolaatay in la Daldasho Duur-joogta Waddanka

                            Hargeysa:14-Sep-2013(SDN)-Sida ay sheegayaan warar hoose oo ku dhaw wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta Reermiyiga Somaliland, waxa jira heshiisyo hoose oo ay wasiirka wasaaradaasi shukri xaaji ismaaciil Baandare  ku fasaxday Ganacsato gaar ah inay dalka ka gurtaan ugaadh hor leh. Inkastoo ay wasiirku toddobaadkii ina dhaafay dhexdiisii uun ku dhawaaqday inay joojisay Guud ahaanba ugaadhsigii ajaanibka iyo…

                            Read More

                              Gudida Cuqaasha Somalida America iyo Qurbejooga Jubaland oo canbaareeyay weerarkii lagu qaaday madaxweynaha Jubaland xaflad ay qaban lahaayeena dib u dhigay

                              Minneapolis Sept 14,2013(SDN)-Gudiga Cuqaasha Somalida America ee loo yaqaan [Somali American Intellectual Council] iyo Qurbojoogta Jubbaland ee Waqooyiga America ayaa war ay soo wada saareen si adag u cambaaraynayaan falkii fulaynimada ahaa ee nafti haligahii waday gaariga bamka lagu rakibay ee ku qarxay ergadii Jubbaland ee uu hogaaminayey Sheikh Ahmed Mohamed Islam (Madobe) ee waqtigaa…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Dallada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO oo ka Qayb-galaaya shirweynahe Caalamiya

                                Kuala Lambur Sept 14,2013(SDN)-Guddoomiyaha Dalladda ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md.Mubaarik Ismaaciil Taani ayaa maanta u ambabaxay Caasimadda wadanka Malaysia ee Kuala Lampur isaga oo dalkaasi kaga qayb gali doona Shirweyne Caalami ah oo lagaga hadalyo Xaaladda Tahriibta Dhallinyarada oo dunida fara baas ku haysa, iyada oo shirkan si rasmi ah loogu marti qaaday Dhallinyarada…

                                Read More

                                  Xoghayaha Arrimaha Guddaha ee Xisbiga UCID oo ka waramay Muusuq maasuqa dayactirka Airport Hargeysa iyo bixitaanka Ethiopian Airline iyo Shirkada Genel Energy

                                  Hargeysa Sept 13,2013(SDN)-Xoghayaha arrimaha gudaha ee xisbiga UCID ayaa war saxaafada uu uGu talo galay ka soo saaray Muusuq maasuqa dayactirka Airport Hargeysa iyo bixitaanka Ethiopian Airline iyo Shirkada Genel Energy. Ujeedo :- Muusuq maasuqa dayactirka Airport Hargeysa iyo bixitaanka Ethiopian Airline iyo Shirkada Genel Energy. Ugu horeyn waxaan halkan salaan iyo soo jeedinayaa dhamaan…

                                  Read More

                                    Qoraal ay si wadajir ah u soo wada saareen Catherine Ashton iyo Madaxweyne Xasan Sheikh ee Heshiiska Cusub ee Soomaaliya

                                    Cidna ma dafiri karto in Soomaaliya meel fog ka timid. Isbedelladi waaweynaa ee dalku soo maray bilihi dhawaa waxay muujinayaan awooda balan-gal ee ah in dalka laga saaro dagaalada sokeeye iyo saboolnimada, balan-gal ay hogaamiyayaasha Soomaaliyeed ku doonayaa in ay uga jawaabaan hiigsiga dadkooda ee mustabal wanaagsan iyadoo Midowga Yurub iyo shurakada caalamiga ahna ku…

                                    Read More

                                      Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Saylaci oo la kulmey gudoomiyaha Barlamaanka Niger Boucary Sani Chaibou iyo Niger oo balan qaday inay safarad ka furan doonta somaliland

                                        Dubai 13Sep13(SDN) Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo la kulmey gudoomiyaha Barlamaanka Niger Boucary Sani Chaibou iyo  Safiirka Niger u fadhiya wadanka Imaaradka carabta  ayaa waxa kulankaas ka qayb galay Mr Hussein Al-Ishaqi CEO of Africa Development Fun  iyo madax kale oo ka socota wadanka Niger  kulankan oo aad u balarna…

                                      Read More