Afhayeenka Mucaaridka Jabuuti oo loo aaneyay in Xukuumada Jabuuti aaney xabsiga ka sii deyn Culmo mudo u xiran
Jabuuti Sept 13,2013(SDN)-Xukuumada Jabuuti ayaan weli xabsiga ka sii deyn culumo xabsiga ay mudo haatan ku heysay oo lagu waday in dhawaan la sii daayo. Xukuumada ayaa sida caadada u ah aanan ka dhabeyn inta badan balan qaadyada ay u sameyso mucaaridka. Mucaaridka Jabuuti ayaa taageereyaashooda iyo saxaafada si horudhac ah ugu sheegay in wadaada…
