QM:Kala bar qaxootiga ka yaacay Syria oo Caruur ah

    Geneva Aug 24,2013(SDN)-Qaramada midoobey ayaa shaacisay in qaxootiga haatan dalka Suria ka qaxay in ay tiradoodu kor u dhaaftay laba million oo ruux. QM ayaa sidoo kale sheegtay in kala bar dadkaasi ka qaxay colaada dalkaasi ka socday mudada dheer ay yihiin Caruur. “Ma maleyn kareysaa wales oo bilaa caruur ah,Los Angeles oo aan caruuri…

    Read More

      Ilaalada Gaarka ah Ee Madaxweyne Faroole Oo Qarxiyey Miino La Soo Dhigay Aqalka Madaxtooyada Agtiisa

      Garowe:24-Aug-2013-(SDN)-Miino nooca lagu farsameeyo Somalia ee lagu qarxiyo Taleefanka Mobile-ka ayaa gelinkii danbe ee Jimcihii waxa la dhigay Agagaarka Aqalka Madaxweyne Faroole. Miinadan oo aan la garanayn xilliga rasmiga ah ee goobtaas la dhigay, waxase ay dadka deegaankaasi ku wargeliyee ciidana ammaanka inay miino taalo aqalka madaxtooyada agtiisa, iyadoo ciidankuna ku guulaysteen inay qarxiyaan miinadaas…

      Read More

        Xukuumadda Soomaaliya Oo Ugu Baaqday Ajaanibka Dalkeeda Soo Gelaya Inay is Diiwaan-geliyaan

        Muqdisho:24-Aug-2013-(SDN)- Xukuumadda ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday dadka ajaaniibta ah ee yimaada Soomaaliya in ay isa soo diiwaan galiyaan si amnigooda xukuumada loo Damaanad qaato. Afhayeenka Xukuumada Soomaliya Ridwaan Xaaji Cabdi Wali oo saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho Habeenkii xalay, ayaa sheegay inay tusaale u tahay weerarkii dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho ee…

        Read More

          Nin Hubaysan oo Habeenkii xalay Nin kale oo shacab ah ku dilay Badhtamaha Hargeysa.

          Harveysa:-24-Aug-2013-(SDN)-Marxuum aan ilaa hadda la aqoonsan ayaa habeenkii xalay fiidkii hore lagu dilay Magaalada Hargeysa, iyadoo la sheegay inuu dilkaas geystay nin hubaysan oo markiiba goobtaas ka  baxsaday. Dilkan ayaa ka dhacay  xaafadda Sinaay ee Konfurta Magaalada Hargeysa, gaar ahaan agagaarka Garoonka Hargeysa Studium, iyadoo ay ciidanka Booliskuna ilaa xalay ku hawllanaayeen sidii ay gacanta…

          Read More

            Aqoon-yahan Jaamac Jiir oo Xabsi dheer oo Aanu Galabsan Lagu xukumay Si Hoosena Loo Geeyey Jeelka Mandheera

            Hargeysa:24-Aug-2013-(SDN)-Aqoon Jaamac cilmi jiir oo ah qoraa reer Somaliland oo bulshada qalinkiisa wax ku tusa ayaa ay maxkamada Gobolka Hargeysa ku xukuntay xukun dheer oo Afar sano ah iyo Ganaax lacageed. Aqoonyahanka oo in ka badan bil xukun la’aan ugu xidhnaa Magaalada Hargeysa, ayaa ugu dambayntii la sheegay in xukunkaas  dheeri ku dhacay, iyadoo Goobta…

            Read More

              Hawshii xalka loogu raadinayey shaqaaqadii Deegaanka Oog oo caqabadi ku timi ka dib markii labada beelood midkood ku qanciweyday wixii la hor dhigay

              Oog:24-Aug-2013-(SDN)-Isku dayadii laga dhex waday labada beelood ee ku wada nool Deegaanka  God heeli ee Gobolka Sanaag si loo damiyo colaadda, ayaa ay caqabadi ku timi habsami-u-socodkiisii ka dib markii labada Beelood mid ka  mid ah laga waayey Qaneeco. Isku dayo illaa iyo maalintii khamiistii gelinkeedii dambe la waday, ayaan ilaa iyo habeenkii xalay saacadihii…

              Read More

                Qodobada muhiinka ee heshiiska: Dowlada Gobeeldka Jubbaland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya la filaayo in wada saxixi doonaan

                Minneapolis Aug 24,2013(SDN)-Ilo ku dhowdhow Maamulka Jubbaland ayaa waxay xaqiijiyeen in Maamulka Gobaleedka jubbaland ee Soomaaliya iyo Dowlada Federaaliga ee Soomaaliya ay si buuxda iskugu afgardteen qodobadii ugu waawaynaa ee la isku hayay ka dib markii la aasaasay Maamul Gobaleedka Jubbaland ee Soomaaliya. Shirkaan oo si rasmi ah u bilowday magaalada Adis Ababa ee dalka…

                Read More

                  Halkan Ka Daawo Wararkii ugu Danbeeyay ee Deegaankii Shaqaaqadu ka Dhacday ee God Heeli iyo Weftigii Xukuumada oo ka hadlay

                  Caynabo 23.Aug 2013 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Guda Jira Xalinta Shaqaaqo laba beelood oo walaalo ah ku dhex martay Deegaanka God Heeli ee Gobolka Sanaag ayaa maanta Kulamo la yeeshay bulshada ku dhaqan deegaankaasi. Weftigan uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guduhu waxay Maanta Kulamo la…

                  Read More

                    Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Jaaliyada Somaliland ee Sweden kulan la Yeeshay

                    Stockholm 23.Aug 2013 (SDN)- Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland, isla markaana xubin ka ah xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa socdaal uu ku tagey dalka Sweden waxa halkaas kusoo dhaweeyay masuuliyiinta u qaabilsan xisbigaas. Xildhibaan NaasirXaaji Cali Shire ayaa kulan la yeeshay jaalliyada Stockholm oo ay hormood u yihiin…

                    Read More

                      Hay’ada Wadooyinka ee Punt land oo dayactir ku samaynaysa Jidadka burbursan ee Khatarta ku ah Nolosha dadka

                      Garoowe 23.Aug 2013 (SDN)-Hay’ada wadooyinka Puntland PHA ayaa rajo wanaagsan ka mujiisay inay dhamaystirto hawlgalka wadooyinka burbursan ee Laamiga Puntland lagu dayactirayo, Gudoomiyaha Puntland Highway Authority Eng. Maxamuud Cabdinuur ayaa Radio Garowe uga waramay halka ay shaqada marinayaan iyo dadaalka ay ugu jiraan sidii loo horumarin lahaa wadooyinka ay burburku soo gaaraan taasi oo dadka…

                      Read More

                        Kenya oo ka Digtay Weeraro argagixiso oo dalkeeda lagu bartilmaameedsado

                        Nairobi 23.Aug 2013 (SDN)- Dowladda Kenya ayaa shalay ka digtay weerarro argagixiso oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ka geysato magaalo-xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya. Madaxa ciidanka booliska Mombasa Robert Kitur ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters inay heleen xog qarsoodi ah oo muujineysa in ay Al-Shabaab qorsheyneyso weerarro argagixiso oo inay ka fuliso qeybo ka…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia Fawsiya Yuusuf oo Si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Chine iyo Nuxurka Safarkeeda

                          Shanghai 23.Aug 2013 (SDN)-Ra,iisul wasaaraha ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hogaaminayso  ayaa gaaray magaalada Shangahai ee caasimada dhaqaalaha dalka shiinaha. Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan waxaa  garoonka diyaaradaha ee Shangahia ku soo dhaweeyay madax sar sare oo ka tirsan wasaarada arrimaha dibeda Shiinaha iyo Danjiraha Soomaaliya ee dhulweynaha…

                          Read More

                            Ciyaartoyga Kubada Kolayga ee Jabuuti oo Socdaal ku Yimid Caasimada Hargaysa

                            Berbera 23.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiin kale ayaa maanta Gegida diyaaradaha ee Magaalada Berbera ku soo dhaweeyay Ciyaartoy Kubada Kolayga ah oo ka socda dalka Jabuuti ee lagu magacaabo Jabuti City. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Dhabeeye ayaa Sheegay inuu ku faraxsan yahay…

                            Read More

                              Todoba Askari oo Al Shabaab ah oo lagu dilay Magaalada Kismaayo iyo Amisom oo ka Hadashay

                              Kismaayo 23.Aug 2013 (SDN)- Toddoba qof oo ka tirsanayd maleeshiyada Al-Shabaab ayaa shalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaddib markii ay weerareen xarun ay ku sugnaayeen ciidanka AMISOM ee garoonka diyaadaha Kismaayo. War-saxaafadeed kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in la gubay gawaari ay wateen maleeshiyada, isla markaana laga qabsaday gawaari…

                              Read More

                                ”Dadka ajnabiga ah waa in ay soo diiwaan-galiyaan si looga warqabo” Afhayeenka Xukuumada Somalia

                                Muqdisho 23.Aug 2013 (SDN)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ugu baaqday in ay isa soo diiwaan-galiyaan dadka ajnabiga ah  marka ay soo gaaraan dalka si markaa looga warqabo islamarkaana loo sugo ammnigooda. Afhayeenka xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji C/wali oo arinta ka hadllayay ayaa sheegay  weerarkii lagu dhaawacay haweeney u dhalatay dalka Swedan uu ahaa…

                                Read More

                                  “Waa In la Xoojiyaa Nabadgalyada Gobolka Shabeelada Hoose” Wasiirka Gaashaandhiga Fiqi

                                  Wanla-Weyn 23.Aug 2013 (SDN)- Wasaaradda gaashaandhiga ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u soo jeedisay maamulka gobolka Shabeellaha hoose iyo ciidamada nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika inay xoojiyaan ammaanka gobolka. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi oo wafdi uu hoggaaminayo uu maanta gaaray degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa tilmaamay in loo baahan…

                                  Read More

                                    Waftigii Daminta colaadda u joogay Deegaanka Oog oo maanta Si Rasmi ah u Gudo-galay Hawlahoodii shaqo

                                    Oog:23-Aug-2013-9SDN0-Waftigii ballaadhnaa ee uu hogaaminayey wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa maanta Gudo-galay hawlahoodii shaqo ee la xidhiidhay daminta colaaddii labada Beelood ku dhex martay Deegaanka God-heeli. Sida ay sheegayaan wararka ka iminaya Deegaankaasi wasiirka iyo waftigan tirade badan ee uu hogaaminayo, ayaa maanta kulamo kala duwan la  yeeshay dhinacyadii ay dirirtu…

                                    Read More

                                      Somaliland: Guddi u Banbaxday Dagaal ka dhan ah Dadka Caadaystay Af-legaadada Diinta Islaamka

                                      Hargeysa:23-Aug-2013- (SDN) –  Badiba Gobolada Somaliland wax aka socda Olole Dagaal  oo Ballaadhan kaas oo lagaga soo horjeedo af-lagaadeynta Diinteena iyo Suubanaheena CW, iyadoo dadka ku dhaqan magaalooyinka waaweyn sanadihii u danbeeyay laga wacyi gelinayay waxyaabaha xun xun ee Diinta waxyeeleynaya. Guddiga Wanaag Farista iyo Xumaan Reebisa Somaliland oo dadaal u galay sidii looga joojin…

                                      Read More