Daahfurka Mashruuca Kobcinta Waxbarashada Hablaha oo Hargaysa ka Furmay

    Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta iyo Maaliyada ayaa maanta ka qayb galay Kulan lagu daahfurayay Mashruuca Kobcinta Waxbarashada Hablaha oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa . Mashruucan oo ay Maalgalisay Waaxda Horumarinta Caalamiga ah ee Dawlada Ingiriiska ,Waxaa Fulintiisa iska kaashanaya Wasaaradaha Waxbarashada, iyo Hay’adaha ay hormoodka ka tahay Care international,…

    Read More

      Shirkad biyo gelin ah oo laga furay Kismaayo

      Kismaayo 24.Aug 2013 (SDN)-Shirkad biyo gelin ah oo lagu magacaabo Kismayo Water Supply ayaa laga furay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Xafladda furitaanka shirkadda waxaa ka qeyb-galay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, maamulka shirkadda cusub iyo marti sharaf badan. Guddoomiyaha shirkadda Kismayo Water Supply, Shaafi Raafi Kaahin ayaa…

      Read More

        Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Sida Wargayska Hubaal Xayiraada looga qaaday,Tilmaamayna inaan laga Maarmayn Xeer Cusub oo Saxaafadeed {DHAGAYSO}

        Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo dhaqanka ee JSL Md cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta ka furay magaalada Hargaysa shirweynaha afraad ee mac-hadka cilmi baadhista iyo horumarinta ee SORADO, kaasoo lagaga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha soo waajaha saxaafadda. Wasiirka wasaaradda warfaafinta oo hadal halkaa ka jeediyey ayaa bahda saxaafadda ku boorriyey in…

        Read More

          Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo ka hadlay casriyaynta dhismayaasha Wasaaradaha {DHAGAYSO}

          Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta Kormeer ku soo maray Xarumaha Todoba iyo Toban ka mid ah Hay’adaha dawlada oo dhismayaal cusub loo bineeyay . Gudida Joogtada ah ayaa Madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyay Waxqabadyada uu ka qabtay Laamaha dawlada iyagoo Xusay inay is barbar dhig ku samaynayaan sidii…

          Read More

            Dib-u-dhis ka socda Xarumaha Dawladda Somaliland iyo Guddida Joogtada Golaha Guurtida oo Kormeer ku soo maray+ Sawirro

            Hargeysa:24-Aug-2013-(SDN)-Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maalintii shalay kormeer ku soo maray badiba Dhismayaasha cusub ee xukuumaddu u hirgelisay Wasaaradaha iyo Hay’adaha kale ee Dalka. Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhkka ah ee Guddida Joogtada ah Xildh. Cabdiraxmaan Cismaan Xasan(shaadh) ayaa hogaaminayey Guddi saddex xubnood ka koobnayd oo Kormeerkaas samaysay. Dhismayaasha Guddidani kormeerka ku soo samaysay  oo…

            Read More

              {DHAGAYSO} Golaha Wakiilada oo Meel Mariyay Ajandaha Kalfadhigooda

              Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha Golhasi Md cabdiraxman Maxamed Cabdilahi ( Cirro) ayaa mudanayaashu waxay ansixiyeen ajendaha kalfdhiga 22-ad ee Golaha. Dood Xildhibaanadu ay ka yeesheen kalfadhiga ayaa keentay in qodobda qaarkood laga saaro, kuwo kalena lagu daro, sida xeerka dib u habaynta shuruucda dalka…

              Read More

                Shirweynihii Afaraad ee Machadka Cilmi baadhista iyo Horumarka ee SORADO oo Hargaysa ka furmay

                Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo dhaqanka ee JSL Md cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta ka furay magaalada Hargaysa shirweynaha afraad ee mac-hadka cilmi baadhista iyo horumarinta ee SORADO, kaasoo lagaga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha soo waajaha saxaafadda. Kulankan oo soconaya muddo labo maalmood ah ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiir ku…

                Read More

                  Golaha Wakiilada oo ansixiyay Ajandaha Kalfadhigooda 22aad iyo Baaq ay u direen Beelihii Gacan ka hadalku ku dhexmaray Deegaanka God Heeli

                  Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN) -Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha Golhasi Md cabdiraxman Maxamed Cabdilahi ( Cirro) ayaa mudanayaashu waxay ansixiyeen ajendaha kalfdhiga 22-ad ee Golaha. Dood Xildhibaanadu ay ka yeesheen kalfadhiga ayaa keentay in qodobda qaarkood laga saaro, kuwo kalena lagu daro, sida xeerka dib u habaynta shuruucda dalka…

                  Read More

                    Waxgaradka deegaankii Shaqaaqadu ka dhacday ee God Heeli oo Markii u Horaysay isa soo Horfadhiistay

                    Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)-Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee JSL Md Cali Maxamed warancadde iyo weftigii nabadeed ee heer Qaran ee uu hogaaminayey ayaa maanta oo sabti ah kulan balaadhan la yeeshay dhinacyadii ay shaqaaqadu ku dhexmartay deegaanka God-Heeli ee hoos yimaadda  degmada gar’adag ee Gobolka sanaag Wasiirka oo khadka taleefoonka noogu  waramay  ayaa sheegay in…

                    Read More

                      Faahfaahinta Dil Magaalada Muqdisho Loogu gaystay Nabad-doon Caan ahaa

                      Muqdissho:-24-Aug-2013-(SDN)-Waxa Isa soo taraya wararka  la xidhiidha Dilka Allah ha u naxariistee Ammiin Cali Muumin oo Habeenkii Xalay rag Hubaysani ku  khaarajiyeeen Degmada Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir.   Oday dhaqameedkan la dilay ayaa kamid ahaa waxgaradkii soo xulay xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya isla markaana ansixiyay Dastuurka haatan dowladdu ku shaqeyso oo muddo dheer hadalkiisu taagnaa.  …

                      Read More