“Hala dhiso guryihii dowladda”Maamulka gobolka Banaadir
Muqdisho 19.Aug 2013 (SDN)- Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta u soo jeediyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay dhisto guryaha dowladda ee laga saaray dadkii deggenaa. Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in wasaaradaha laga doonayo inay dhistaan xarumahooda oo ay ku shaqeeyaan, maadaama laga saaray dad danyar ah…
