Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo Maanta Jawaab soo Daahday Ka bixinaysa Bixitaankii Hay’adda MSF.
Hargeysa:18-Aug-2013-(SDN)-Wasaaradda caafimaadka Somaliland, ayaa lagu wadaa inay Maanta oo Axad ah ay Jawaab ka bixiso waxa uga meel yaalla wasaarad ahaan Buuxintii Adeeggii caafimaad ee Hay’adda Msf ay dalka ka hirgelin jirtey oo shacabkii heli jirey haatanba dhakhaatiirta ku tabaalaysan yihiin. Masuuliyiinta caafimaadka Somaliland, ayaa illaa iyo Maalintii khamiistii looga fadhiyey inay shacabkii tabaalaysnaa ee…
