Waddanka Turkiga oo Xidhiidhkii u Jaray Dowladda Militariga ah ee Masar
Ankara:17-Aug-2013-(SDN)-Safiirkii Dalka Turkiga u fadhiyey Dalka Masar ayaa saaka iskaga baxay halkaas xili uu Raysalwasaaraha Turkiga Teyyib erdogan uu sheegay inaan loo dulqaadan doonin xasuuqii Ciidamada Masar geysteen. Dalka Turkiga ayaa kamid ah wadamada sida weyn u cambaareeyey hawlagaladii dadka badan ku dhinteen ee maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Masar bilaabeen. Waxaa sidoo kale…
