Hargeysa: Fadeexad maamul tii ugu darnayd oo todobaadkan dhacday, Agaasime guud oo xilka loo tiriyay, maalmo kadibna lagu wargeliyay in aan isaga la magacaabin!
Hargeysa July, 17 2013 (SDN)- Sheeko soo jiidatay dareenka rayul caamka intii maqashay ayaa shalay ka dhacday wasaaradda ganacsiga, ka dib markii shalay xafiiska wasaaradda ganacsiga laga saaray Mr. Maxamed Sheekh Cumar Xasan, oo dhawaan xilka agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga kala wareegay agaasimihii hore, ka dib markii uu magaciisa ka dhex arkay liiskii agaasimayaasha…
