Gudiga Anshaxa ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka baarandegeya Anshax marinta Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh

    Muqdisho April 24,2013(SDN)-Guddida Anshaxa ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan eegaya tilaabada ku haboon ee guddidu ka qaadi kareyso Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh ka dib kolkii uu tiraba dhawr jeer hab sharciga baalmarsan uga horyim tilaabooyin ay dawlada dhexe ee dalku hore u qaaday. Sida ay ilo wareedyo ku dhaw guddida ay noo sheegeen Xildhibaan Cali…

    Read More

    Bayern Munich oo 4-0 Ku Hurguftey Barcelona Maxyse Galabsatey Uefa Semi Finals 2013 (By Jaahuur)

    Uefa Cup-Aprill-23-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku miyirsaneynaa  afartii naadi ee iskugu soo hadhay Semi Finalka,oo kala ah Barcelona vs Bayern Munich iyo Real Madrid vs Durmond. Haddaba lugtii ugu horeysey oo foodda isla galeen Barcelona iyo Bayern Munich yey dhirbaaxadu ku dhacdey? Saaxiibayaal Semi Finalkan oo aynu muddo sugeyney isku naf baxay Bayern iyo…

    Read More

      Cukuse“Madaxweyne Siilaanyo waa ka soo dhaweeyay inuu qalin la saxeexdo Madaxweyne Soomaaliya ah oo u ogol inay siman yihiin”

      Hargeysa April 23,2013(SDN)- Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay farqiga u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu tilmaamay inay Soomaaliya haystaan Ictiraaf amaah ah,halka Somaliland-na ay ku tun-tuunsatay dawladnimo raasamaal leh. Wasiir Ku xigeenku waxa uusidaasi ka sheegay kulan qado sharaf ah oo maanta xukuumadda Somaliland…

      Read More

        Shirka Washington ee loo qabanayo Somaliya, iyo Waftigii Soomaliland oo halkaas gadhay

        Washington April 23,2013(SDN)-Sida lagu qoray Wargeyska The Guardian ee London ka soo baxa, waxa maalinta Jimcaha, 26 April, 2013, magaalada Washington ee caasimadda USA ka bilaabmaaya shir balaadhan oo si wayn loogu eegaayo gargaarka wadamada Nugul ama Dagaaladu aafeeyeen (Fragile and conflict affected countries), oo  Soomaaliya ay ka mid tahay. Sida uu qoraayo Mark Tran oo…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maraykan Heshiis Shiidaal kula saxeexday Shirkad Norwegian ah

          Washington April 23,2013(SDN)-shirkadda DNO International (‘DNO International’) oo ah shirkad soo saarta Saliida iyo Gaasta ayaa shalay ku dhawaaqday in ay Somaliland la saxeexatay Heshiis ah in ay Shiidaala ka soo saarto Ceelka Block 18 ee saran Xeebta. Heshiiska labada dhinac wada galeen waxa Somaliland u saxeexay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo halka dhinaca Shirkadda…

          Read More

            Kenya: Madaxweyne Uhuru oo magacaabay golihiisa Wasiirada iyo Haweenay Soomaaliyeed oo markii koowaad noqotay Wasiirka Khaarajiga

            Nairobi Apr 23 (SDN)- Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenya ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay xubno hordhac u ah xukuumaddiisa cusub, wuxuuna magacaabay afar wasiir oo ay ku jirto haweenay Soomaaliyeed. Madaxweyne Uhuru wuxuu afar wasiir oo cusub, kuwaasoo ka mid noqonaya gole 18 xubnood ah oo xukuumaddiisu ka koobnaan doonto. Afarta wasiir oo kala…

            Read More

              DAAWO Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Dibu dejinta oo dalka dib ugu soo laabtay

              Berbera 23.April {SDN} Wasiirka Wasaarada Dibu Dejinta Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Weftigii uu Hogaaminayay ee Socdaalka Shaqo ugu Maqnaa Wadamada Finland iyo Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay isagoo Ka soo Degay Gegida diyaaradaha ee Magaalada Berbera. Wasiirka iyo Weftigiisa waxaa ku qaabilay Garoonka diyaaradaha La Taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada…

              Read More

                “Dadkayagu waxa uu Aaminsan yahay in la gaadhay xiligii la aqoonsan lahaa Somaliland”. Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Atlantic Council (USA) {DHAGAYSO}

                Washington 23.April (SDN)  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Socdaal ku Jooga Wadanka Maraykanka ayaa Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Golaha Gorfaynta Siyaasada Adduunka iyo Xidhiidhada Caalamiga ah ee lagu magacaabo  Atlantic Council (USA) Gaar ahaan Qaybta Africa ee la Yidhaa Micheal S.Ansari Africa Center. Agaasimaha Xarunta Africa ee Golahaas J.Peter Pham…

                Read More

                  Faah Faanin: Howlagllo Ay Diyaarado Ka Qeyb qaateen Oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

                  Muqdisho April 23 2013 (SDN)—- Waxaa Manata Xaafadada Xamar Jadiid ee Degmada Wardhiigley kasoconaya Howl galo aan caadi aheyn ee ka qeyb qaadanayaan Gawaaarida Gaashaaman ee Ciidamada AMISOM iyo waliba Diyaarado Nuuca Qumaatiga u kaca ee Helicobter –ka. Howlgalkan oo saakay xili aroor hore ah bilowday ayaa ilaa xiligan kasoconaya Xaafada Xamar Jadiid iyo Xaafadaha…

                  Read More

                    Wasiirka Caafimaadka oo Warbaahinta Kala hadlay Doorka ay ku leeyihiin Talaal aan dalka hore looga Fulin {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 23.April (SDN)  Wasiirka wasaarada caafimaadka ee Somaliland DR. Xuseen Muxumed Maxamuud ayaa maanta kulan ku saabsan wacyigelinta talalaalka caruurta ee shanl aha ah ugu qabtay xarunta wasaarada caafimaadka ee magaalada Hargaysa hawlwadeeno ka tirsan warbaahinta kala duwan  ee Dalka. Wasiirku waxa uu kulankaas kaga hadlay faaiidada uu  caafimaadka caruurta u leeyahay talaalka shanlaha ah…

                    Read More

                      Howlgalo Lagu Sugayao Amaanka Oo Saaka Ka Socdo Wadada Warshadaha

                      Ciidamada Nabadsugida ayaa howlgalo baaritaano ah kawada wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo gaaadiidka iyo dadka shacabka ah ay ku baarayaan. Qaar kamid ah shacabkii soo maray wadada ayaa sheegay in ciidanka Nabadsugida ay baarayaan gaadiidka dadkana sidoo kale ay su’aaalo weydiinayaan.Howlgalkaan ayaa la sheegaya in lagu xaqiijinayo ammaanka Magaalada Muqdisho oo maalmahan dambe…

                      Read More

                        Laba Nin oo damacsanaa in ay Qarxiyaan Tareen isaga goosha Canada iyo Mareykanka oo la qabtay

                        Toronto April 23,2013(SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Canada ayaa gacanta ku dhigay rag damacsanaa in ay qarxiyaan tareen isaga goosha Canada iyo Mareykanka. Policeku ma sheegin goorta ragani damacsanaayeen in ay weerarka qaadaan waxase ay sheegeen in ragani ay mudaba qorshahan diyaarinayeen. Labada nin ee gacanta lagu dhigay ayaan heysan dhalashada dalka Canada balse si sharci…

                        Read More

                          Baanka Aduunka oo Baaraya sidii loo qeybiyay Mashruucii kobcinta Ganacsiga Somaliland

                          Nairobi April 23,2013(SDN)-Mashruuc ujeedadiisu aheyd kobcinta suuqyada Ganacsi ee Somaliland oo hore loo shaaciyay shaqsiyaadkii ku guuleysatay ayaa haatan la bilaabay baaritaan ku saabsan sidii loo qeybiyay mashruucaasi. Mashruucan oo ay maalgeliyeen Baanka aduunka iyo dalalka Mareykanka iyo Denmark ayaa ay suaalo ka soo noqdeen habkii loo maareeyay qeybinta lacagihii la bixiyay. Wakiilkii Baanka Aduunka…

                          Read More

                            Shir ay iskugu yimaadeen Beelwaynta ciidagale ee ku dhaqan wadanka Uk ayaa ka dhacay Galbeedka London

                            London 23April (SDN) Shir ay iskugu yimaadeen Beelwaynta ciidagale ee ku dhaqan wadanka Uk ayaa maanta ka dhacay caasimada Wadanka Uk, shirkan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan gobolada wadankani uu ka kooban yahay ayaa lagu lafa guray qodobo ka hadlaya Horumarka beesha sida Waxbarashada ,Cafimaadka, Wadadda Cad, Dhakhtarka Sallaxley iyo xaalada Kilinka Shanaad….

                            Read More

                              Dallada SSE oo guul iyo gobanimo ku Tilmaantay Qaadacadii Madaxweyne Siilaanyo ee Shirka London

                              London 22.April (SDN) Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaalliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub, waxay baaqan  ku hambalyaynaysaa kuna taageeraysaa qaraarka ay xukuumadda Somaliland ka qaadatay kulanka xukuumadda Ingiriisku ku qabanyso magaalada London, taariikhdu markay tahay 7 May 2013. Waa kulan loo qabanayo dalka Soomaaliya isla markaana guddoomintiisa ay daadihinayaan madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysal…

                              Read More