Madaxweyne Siilaanyo oo Khudbad ka Jeediyay Xarunta Caalamiga ah ee The Atlantic Council
Washington 22.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay oo ku Sugan Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa Khudbad ka jeediyay xarunta Caalamiga ah ee lagu magacaabo THE ATLANTIC COUNCIL ,Taas oo ay ka soo qayb galeen madax sar sare oo ka tirsan dawlada markaykanka. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo…
