|

Xukuumada Somaliland oo Sheegtay inay Diiwaangelinayso Kalluumaysatada {DHAGAYSO}

Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Kaluumaysiga Md Cali jaamac faarax (Buureed) ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa magaalada hargaysa waxa uu ku dhawaaqay qorshaha diiwaangelinta kaluumaysatada.

Wasiirka ayaa sheegay inay diiwaan galin iyo kaadhadh aqoonsi u samaynayaan dhammaan Kalluumaysatada reer Somaliland ee badda ka Kalluumaysta iyo doonyahooda isla markaana loo samaynayo lambaro lagu aqoonsado,taasoo uu Wasiirku tilmaamay inay wax weyn ka tari doonto doonyaha Kalluumaysi ee sharci darrada kaga kalluumaysta Badda Somaliland.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO SHIRKA JARAA’ID EE WASIIR BUREED
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasirBureed03.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

 

Comments are closed