Uncategorized

DAAWO:Madaxda Ucid oo la kulmay taageeraya​asha xisbiga ee London

London May 10, 2014(SDN/QJ)-Xaflad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen taageerayaasha xisbiga ucid UK laguna soo dhawaynayey gudoomiyaha xisbiga inj Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa madaxweyne ee  xisbiga aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
Xafladaas oo ay soo buux dhaafiyeen dad tiro badan ayaa dadkii halkaa kahadlay waxa kamid ahaa aqoonyahano,salaadiin, siyaasiyiin,dumar iyo qaybaha kale ee bulshada,hadaba kadaawo hoosta siday udhacday munaasabada.

 
Axmed Cawil Ismaaciil (Axmed London)
qurbajoog.
London UK