Uncategorized

Maxay ka wada hadleen Weftiga Wasiir Warancade iyo Cuqaasha Gobolka Sanaag ?DAAWO

Ceerigaabo 20.Nov 2015 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa Shir Kula qaatay Hoolka Maamulka Gobolkaasi ee Magaalada Ceerigaabo Cuqaasha Gobolka Sanaag.