Burco 12. January.2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer ayaa Sheegay inay Gacanta ku soo dhigeen nin Oromo ah oo ku eedaysan inuu Magaaladda Burco ku qashay Gabadh yar magaalada Burco.
Hadal haynta Sheekadan ayaa noqotay Mid soo jiidatay Dhagaha Bulshada Magaaladaasi iyadoo sidoo kalena cabsi ku abuurtay waalid badan
