Skip to content
June 9, 2026
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Featured

Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Berbera oo ku Hawlan Qorshe ay Xilka kaga qaadayaan Maayarka Berbera DAAWO

WebmasterJanuary 17, 201601 mins

Berbera 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera ayaa ku Hawlan Qorshe ay doonayaan Inay Maamuus ka Xayuubin ku sameeyaan Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Berbera Ahna Maayirka Magaalada Berbera C.shakuur Maxamud Xasan Cidin.

Hadaba Afhayeenka Mudanayaasha dabada ka riixaya Mooshinkan ayaa faahfaahin ka bixiyey Waxyaabaha ay u Cuskadeen Mooshinkoodan.

Post navigation

Previous: Magacyada Sadex Gacan Ku dhiigle oo Ciidamada Somaliland Maanta Ku Fuliyeen Xukun Qisaas ah
Next: Xogwaran Xiiso leh oo Raysal Wasaarihii hore ee Somali C.weli Sheekh siiyay Barnaamijka Deperani show DAAWO

Related News

Aqoonsi; Boogta Somaliland!

adminNovember 24, 2024 0

Eheleda cheif Caaqil Farah Suusle oo tacsi iyo Duco u diray ehelkii uu ka Baxay Marxuum Axmed Siilaanyo

adminNovember 16, 2024November 16, 2024 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper