Berbera 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hogaaminayay oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaal ku Joogay Gobolka Togdheer ayaa Maanta soo Gaadhay Magaalada Berbera halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.
Weftiga ayaa Isla Galabta u soo Ambo baxay Caasimada dalka ee Hargaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=h5qqhXe-cqk&feature=youtu.be
