Hargeysa 17.Jan .2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaamihiisii Nolosha Mucaaridnimo Wuxuu Caan ku ahaa inuu Bog dooxo amuur kasta oo uu u arkayay inay Bulshadu kaga fogaanayso Maamulkii uu Mucaaridka ku ahaa isla markaana uu ku helayo Taageerada Shacabka.
Hadalkani Waa Mid lagu Kaydiyey Mulaaxaha Maqalka iyo Muuqaalka Kaydiya
https://www.youtube.com/watch?v=-v8JyThHxm8
