Hargaysa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Waa Barnaamij Gaar ah oo ka Hadlaya Aasaaskii Ciidanka Qaranka Somaliland oo Ku Beegnaa 1 Bishii Feb Sannadkii 1994kii Waxaa idiin soo diyaarisay Shabakadda Qurbejoog.com.
Barnaamijkan Waxaa idiin soo Jeedinaya Yuusuf Maxamed Ismaaciil iyo Cabdiraxmaan Bataash oo ka tirsan Asxaabta Qurbejoog.com ee Dhagaysi haboon.
