Hargeysa (SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay xaaladda Banka Qool-caday, isagoona xildhibaanku gaashaanka u daruuray damaca wasiirka xannaanada xoolaha Somaliland Mudane Cukuse oo isagu hor kacaya in la xidho banka Qoolcaday.
https://www.youtube.com/watch?v=u52UJ4pvlE0
