Daawo: Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Gaashaanka U Daruuray Damaca Wasiir Cukuse Ee Banka Qool-caday

Hargeysa (SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay xaaladda Banka Qool-caday, isagoona xildhibaanku gaashaanka u daruuray damaca wasiirka xannaanada xoolaha Somaliland Mudane Cukuse oo isagu hor kacaya in la xidho banka Qoolcaday.

https://www.youtube.com/watch?v=u52UJ4pvlE0