Laascaanood, 01.April 2016-(SDN/QJ): – Kulan uu soo qaban qaabiyey Siyaasi Yaasiin Maxamud Xiir {Faratoon} Isla markaana lagaga hadlayay doorka Bulshada Gobolka kaga aadan Diiwaangelinta iyo doorashooyinka dalka ka qabsoomi doona Sannadka ayaa lagu qabtay Magaalada Laascaanood.
Haldoorka Gobolka Sool oo Kulan ka Yeeshay Doorkooda kaga Beegan Diiwaangelinta Iyo Doorashooyinka Somaliland DAAWO
