Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cimi Rooble oo eedayntii u kululayd hawada u mariyey xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo oo uu ku sifeeyey maamul ay ka buuxaan masuuliyiin wada khaayanul-wadaniyiin ahi.
https://www.youtube.com/watch?v=3YOP3CCu1Lk
“Nidaam Maanta Inootaagan Oo Aynu Ku Seexanaynaa Majirto Waa Tuug,Tuukal Kaal Iyo Dilaal Ayaa Inawada Qabsaday” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO
