Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirrada Wasaaradaha Madaxtooyada iyo Xannaanada Xoolaha Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa Booqday Abwaan Ismaaciil Xaaji Cabdi (Basbaas) oo Hargeysa ku xanuunsanaya.
Wasiirro Booqday Abwaan Ismaaciil Xaaji Cabdi Basbaas Oo Hargeysa Ku Xanuunsanaya DAAWO
