Putland Oo Mamuucday Itoobiyanka ka dhex Shaqeeya,Fariin Culusna U diray Galmudug Kadib Dagaalki Dowlad deegaanka Soomalida itoobiya Oo Galmadugu Ku Tilmaantay Inay Putland Dabada Kariixday DAAWO

Garowe 26.April 2016 (SDN/QJ):- Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ayaa deegaamadeeda ka Mamnuucday in dadka Itoobiyaanku aanay ka dhex shaqaysan karin isla markaana fariin hajabaad ah u dirtay Maamul Goboleedka ay Jaarka Yihiin ee Gal Mudug.
https://www.youtube.com/watch?v=fpyr-oFotqQ