Hargeysa, 28 April, 2016-(SDN/QJ): – Mas’uul u hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka warbixiyey Mudaharaad ka dhacay Magaalada Buuhoodle kaas oo Ujeedooyin kala duwan lahaa.
https://www.youtube.com/watch?v=US17YG3K7po
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashey Mudaaharaadyo Maanta Ka Dhacay Degmada Buuhoodle DAAWO
