Hargeysa, 3 May, 2016-(SDN/QJ): – Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Md Maxamuud Axned Cali Jeeniyare ayaa mar kale dadweynaha Gobolka Maroodijeex ugu baaqay kanqayb qaadashada diiwangelinta codbixiyaha Somaliland oo xiligan ka socota Gobolkiisa.
Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Shacabka Gobolkan ku Dhaqan ugu Baaqay inay Is diiwaangeliyaan DAAWO
