Jabuuti,12,May 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Jabuuti ayaa ka falcelisay qaabkii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo loogu soo dhaweeyay Magaalada Jabuuti oo uu axadii kaga qayb galay caleemo saarka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
https://www.youtube.com/watch?v=vNLtgN-OFk0
Xukuumadda Jabuuti oo soo Bandhigtay Qaabkii ay Madaxweyne Siilaanyo ugu soo dhaweeyeen Xafladii Caleemo saarka Madaxweyne Geelle DAAWO
