Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane ayaa furay Shirweyne lagu dejinayo Siyaasadda Wasaaradda Waxbarashada ee Mudada Shanta sanno ee soo Socota.
Wasiirka Waxbarashada oo furay Shir ku Saabsan Dejinta Siyaasada Waxbarashada ee Mudada Shanta Sanno ee Soo Socota DAAWO
