Jabuuti, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Xubin ka mid ahaa Murashixiintii u Tartamay Doorashadii Madaxtinimo ee Jabuuti ka dhacday ee uu mar kale ku Guulaystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo bandhigay Xog dahsoonayd oo ku saabsan Dagaal dhex mari doona Somaliland iyo Jabuuti.
Murashaxani Wuxuu Sheegay inuu filayo in Maalmaha soo Socda ay Jabuuti iyo Hargaysi wada Ciyaari doonaan Shax Cusub.
https://www.youtube.com/watch?v=nZ9pyg8A-_U
