Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Mujahaid Booboe Yuusuf Ducaale ayaa sheegay inaan la nakhtiimayn Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland 18-ka May, isla markaa waxa uu naqdiyay Heshiiska Dekeda BERBERA.
Boobe Yuusuf waxa uu sidaa ku sheegay mar uu la hadlayay qaar ka mida Warbaahinta Somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=nn9j3dtqJQ8
