Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa cambaaray adag dusha ka saaray madaxwayne ku xigeenka Somaliland C/raxamaan Saylici waxaanu ku tilmaamay nin Qabyaaladayste ah oo wax walba u riixaya reerka uu ka soo jeedo ee Maxamed Case, Waxaanu Xildhibaanku ku baaqay in uu Muuse Biixi iska badalo Saylaci,
“Muuse Biixi Cid Dooraysaa Ma Jiro, Haddii aanu iska Badalin Madaxwayne Ku Xigeenkaa Saylici” Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan DAAWO
