Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Inta badan Bisha Barakaysan ee Ramadaan Waxay dhibaato nololeed soo food saartaa dadka danyarta ah ee dhaqaalaha buuran aan helin Karin.
“Waa in la Taageeraa Bisha Barakaysan ee Ramadaan dadka Danyarta ah” Xildhibaan Nac Nac DAAWO
