Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa ka hadlay Khasaaraha ka dhashay Deegaanka Gaashaamo ee Is maamulka Kililka Shanaad taas oo keentay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah.
https://www.youtube.com/watch?v=BcBP_BlM7OI
Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo Eeda Xasuuqii Gaashamo Tunka u saaray Dadka Degaankii la xasuuqay DAAWO
