Hargaysa 12.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaynu Ku Jirnaa Tobankii Cisho ee u Horeeyay ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Tobankii Raxmada,sidaa awgeed waxaa loo baahan yahay in Gacan Muuqata la siiyo Dadka Danyarta ah ee Jilicsan.
Dadka baahan wax ha loo taro bisha Ramadan Sheekh Shibli DAAWO
