Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada qaranka Somaliland oo ku sugan magaalada Balidhiig ee gobolka Togdheer ayaa fariin culus u diray ciidamda Liyuu Boolis oo dhawaan fal ka dhan ah calanka Somaliland ka gaystay degmada Balidhiig.
https://www.youtube.com/watch?v=bA_5Uj8Fcdo
Ciidamada Qaranka oo Farriin Culus u diray Ciidamada Liyuu Booliska ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya DAAWO
