Hargeysa 04.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay Daahfurka Riig Biyoodka Banka Qool Caday ayaa Odayaasha Deegaankaasi Weydiiyey Cida ka baxday Heshiis ay hore u wada gaadheen,Waxaa kale oo uu Sheegay inaanu ka filayn in iyagoo is afgarad ku kala tagay Iyaga iyo Odayaasha Deegaanka Banka Qoolcaday inuu Yimaado Shaki Cusubi.
“Wasiir Cukuse Anigaa Ku Filan Abtiyaal Balse Maanta Maan filan inaad Naga Shakidaan” Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye DAAWO
