Hargaysa 05.July 2016 (SDN/QJ):-Wadamo badan oo caalamka ah ayaa dhibaato badan kala kulma tahriibinta imtixaanaadka Schoola-da kaas oo dibada u baxa oo ardayda gaadha ka hor inta aan la bilaabin, barnaamijkeenana waxaynu ku eegaynaa talaabooyinkii laga qaaday si arintaasi looga hortago.
https://www.youtube.com/watch?v=oR6g9u8BHqM&feature=youtu.be
Sida Adag ee Loo Ilaaliyo Imtixaanaadka, Iyo Talooyinka la qaato si arrintaas looga hortago DAAWO
