Gaashaamo 06.July 2016 (SDN/QJ):- Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa Bilowday Borobagaando ay kaga raad gadanayso Xasuuqii Ciidamada Liyuu Boolis ka Gaysteen Deegaanka Jaamac Dubad ee Degmada Gaashaamo.
https://www.youtube.com/watch?time_continue=1&v=cu_KOAZXVMQ
Maamulka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya oo Qaab Indho Sarcaadin ah kaga Falceliyey Mashaqadii ka dhacday Deegaanka Gaashaamo DAAWO
