|

Gudoomiye Muuse Biixi oo Luuqad adag Kula Hadlay Beesha Degta Magaalada Berbera,Isla Markaan Quudhsaday Awooda Xisbiga Waddani Halka aanu Ucid soo Hadal qaadin DAAWO

Muuse BiixiHargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):- “Maanta Waxa Soo Socda Xilligii Ololaha Xisbiga Ila Tartamaaya Ee Waddani Muu Qaadhgaadhin Oo saddex (30), Jir, Kulmiyena Waa Qaadhgaadh. Wali Dadkii Xisbigii May Baran.”
“Madaar iyo Dekeda Berbera Ee Qaranka Maaha Inuu Yidhaahdo Aabay Ayaa leh, Afkay Ku Hadlayaana Kuma Hadli karaan, Waana La Arki doonaa, Markaa Maaha Inay Meelahaa Ka Booli Xoofteeyaan’’

Comments are closed