Ceerigaabo 16.July 2016 (SDN/QJ):- Waxa guud ahaan maanta Gobolka Sanaag iyo Degmooyinkiisa ka bilaabmay Hawlgalka qaran ee qaadashada kaadhka diiwaangalinta codbixiyaasha Waxaana Soo Kormeeray Weftiyo ay kala Hogaaminayaan Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland,Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Hogaanka Sare ee Gudida Doorashooyinka Qaranka.
https://www.youtube.com/watch?v=hrxk-ralzUI
