Garowe 17.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land Dr Cabdiweli Gaas ayaa Canbaareeyay Inqilaabkii dhicisoobay ee ka dhacay Dalka Turkiga.
https://www.youtube.com/watch?v=ISCNHT_4bck
Punt land oo Canbaaraysay Inqilaabkii Dhicisoobay ee Turkiga DAAWO
